Dowlada Soomaaliya oo Digniin adag u dirtay Kenya xili abaabul dagaal uu ka socdo magaalada…

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada Kenya ka bilowday magaalada Mandheera in ay hubeeso jabhad iyo maleeshiyaad si ay duulaan ugu qaadaan magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo. Dowlada Soomaaliya ayaana uga digtay dowlada Kenya falalka guracan ay kawado magaalada Mandheera, waxa ayna mar kale dowlada Soomaaliya ku … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo Digniin adag u dirtay Kenya xili abaabul dagaal uu ka socdo magaalada…